Adeegyada Hogaaminta
Ganacsi ama urur kasta waxa uu u baahan yahay korriin joogta ah.waxa horumar isbada joog ah la sameyn karaa marka uu hoggaanku garawsado muhiimada ay leedahay sidii ay cidda la shaqeysaa u fahmi lahaayeen una dhaqan gelin lahaayeen waxa ay tahay in la qabto iyaga oo jooga iyo iyaga oo maqanba.Sidaa darteed waxa aanu heegan u nayah in aanu kaa caawino sidii aad u horumarin lahaydeen aqoontiina iyo xirfaddiina hoggaamineed.
