Hordhac Degelkan waxa uu noqon doonaa mid aynu ku wadaagno qormooyin joogto ah oo ku saabsan hoggaaminta, oo aynu uga gol leenahay kor u qaadida fahamka muhiimadda hoggaaminta ee bulshada soomaaliyeed iyo kuwa afka soomaaliga ku hadlaba. Hoggaamintu waa waxa … Read More
Uncategorized

21-ka Xeer Ee Hogaaminta Aan Muran Aqbalin
Waxa aynu halkan si kooban ugaga hadlidoonaa buugga 21-ka xeer ee hogaaminta wanaagsan; waxana qorey Maxwell ee akhriste ku soo dhawow iyaga oo faahfaahsan. Xeerka ibo-furka awooda hogaaminta: Awooda hogaamintu waxa ay qaabaysaa heerka waxqabad ee qofka. Awooda hogaamintu waxa … Read More

Kala Duwanaanshah Maamulka Iyo Hogaaminta Caalamka
Maamulka iyo Hogaanku waa nidaamka loo adeegsan karo dadka meel ku dhaqan si loo gaadho u jeedada uu leeyahay dalkaasi, waddan kasta oo caalamka katirsan waxaa ka jira dawlado kala maamul duwan sida maamulada iyo hogaanka waddamada loogu qaybiyo saddexda … Read More

HOGAAMINTA NAFTAADU WAA FURAHA HORUMARKAAGA
Hogaaminta naftaadu waa furaha horumarkaaga mawduucaygan waxa uu aad u quseeya uguna talo galay dhalinyarta inta aanu da wadaagno iyo jiilka iga waaweyn iyo inta iga yaruar ee soo kici doonta mustaqbalka dhow Hadaba aan ku bilaabo mawduucaygan su,aasha odhanaysa … Read More

HOGAAMINTA WANAAGSAN
HOGAAMINTA WANAAGSAN IYO KAALINTA AY KU LEEDAHAY HORUMARKA BULSHADA IYO DHISMAHA WADANKA Waxaa mahad iska leh iaahay (SW) waxaan kaloo umahad celinayaa saxaafada had iyo jeer uheelan gudbinta wararka,qoraalada,iyo afkaarta wanaagsan Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay … Read More